Kolonyo ay wateen ciidamada AMISOM oo qarax lagula beegsaday Magaalada Muqdisho

Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada AMISOM ayaa saaka qarax lagula eegtay agagaarka Isgoyska SOS oo ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Qaraxan oo loo adeegsaday miino wadada dhinaceeda la geliyey ayaa la sheegay inuu dhacay xili ciidamada AMISOM ay marayeen inta u dhexeysa isgoyska SOS iyo xaafada Suuqa xoolaha oo aan wax … Continue reading Kolonyo ay wateen ciidamada AMISOM oo qarax lagula beegsaday Magaalada Muqdisho